Make your own free website on Tripod.com

sanaaglandfanka.jpg

Sanaagland Qaybta Fanaaniita
  • By: Maxamed C/laahi Cali Tiriig(wiilwaal)

Waad ku mahadsan tihiin booqashada web kayga fadlan si fiican uga bogo boggan aan soo diyaarshay waxaan kaa codsanayaa hadii aad hayso taariikhah fanak iyo fananada fadlan ii soo dir aan fankeena dadka baree gaarsiineen meel fiican sida fananka aduunkoo kale

 

Taariikhda Faneedka c/rashiid Dable Maxamed
  • By: Maxamed C/laahi Cali Tiriig(wiilwaal)

Fanaan qiimo iyo qaayo leh codka kiisa qaaligana qaadirkeen siiyey isagoon is qarinin dadkana aan iska qaalisiin buu qanciyaa dadkiisee waa kuma nin kaa aan sidaa u amaanay waa fanaan c/rashiid ee fanka raariikhdiisa iyo heesihiisaba ila fiiri kan akhriso halkan Taariikhda C/rashiid_dable

 

Taariikhda Fanaaninta
  • By: Mohamed Busuri

Xidigta maanta fanka ka soo iftay ee farhoi khaliif ayaan maanta fankeena ku baranaynaa farhio waa fanaand qurux iyo qaayo iyo caqliba loo dhameeyey aana marmaasiinyo siinin nafteeda ee meelkasta ka warkeena waa fanaand jisha filimada maraykanka iyo somaligaba ee halakan ka akhriso taariikhdeeda oo dhan Taariikhda Farhio

 

Taariikhda Fanaanada Jawaahir Aadan Cashuur
  • By: Haatufonline

Fanaaniintu dhaqaale ma haystaan, taasina duruuf keentay inay fanaaniinta Somaliland ama guud ahaan Somalidu noqdaan kuwo dayacan"sidaa waxa tidhi fanaanada la yidhaahdo Jawaahir Aadan Cashuur oo ka mid ah fanaaniinta reer Somaliland oo hadda degan magaalada Hargeysa, waxayna Jawaahir sidaa ku sheegtay waraysi uu toddobaadkan la yeeshay wargeyska Haatuf halka ka akhriso Taariikhda Jawaahir Aadan Cashuur

 
 

Taariikhda faneedka c/jibaar allkhaliji
  • By: Haatufnet

c/jibaar alakhaliji waa fananaka markaa aan maqlo ama arko ay ku soo dhacado madaxayga heesta ( aduunbaan daraada deliyada habeenkii) waa hees aad u macaan waa ninka qaada heesta iyo kuwa kale oo ka macaanba maanta waxaan halakan ku soo qadanayanaa taariikhdiisa ee baroTaariikhda Jibaar

 

 
Taariikhda Faneedka Xasan Aadan Samatar
  • By: Carab

fanaanka caanka ah ee xasan Aadan Samatar waa fanaan nin yar iyo nin weyniba ciseeyo markuu arko ama maqlo taariikhdiisa oo dhan halkan ka akhriso  Taariikhda Xasan Aadan Samatar

Taariikhda Faneedka Hanuuniye
  • By: Maxamed C/laahi Cali Tiriig(wiilwaal)

Hanuuniye waa fanaan ka mid ah fanaaniinta somaliyeed kuwa ugu caansan ahan ruug cadaa fanka rog roga oo qarni walba la socda maanta waxaan ku soo diyaariyey taariikh faneedkiisa ee halakan ka akhriso Taariikh faneed ka Hanuuniye

 

Taariikhda Fanaanada Fartuun (Birimo) 
  • By: Maxamed C/laahi Cali Tiriig(wiilwaal)

fanaadad da'da yare ee ka soo caanbaxday qurbaha sanadkii 1994 kii hadan ka mid ah xidigaha fanaka wada ee maanta adigoon is fuduayan waxaan ku soo farsameeyey taariikhdeeda ee halakan ka firiso Taariikh Faneedka Birimo

 

Taariikhda Faneedka Saida Cali
  • By: Maxamed C/laahi Cali Tiriig(wiilwaal)

fananada caanka ka ha jabuti lakiin magaceedu uu ku yaraa somaliya hadan se u soo soofaysanaysa micida soo rogal celis faneed waa saciida cali oo ka mid ah fananitii reer jabuuti taariikh fandkeeda halakan ka akhriso Taariikhda saciida cali

 

Taariikh Nololeedka Ahmed Cali Cigaal
  • By: Maxamed C/laahi cali Tiriig(wiilwaal)

Ahmed Cali Cigaal wuxuu ka mid yahay fanaaninta somalidu aad ka u cisayso taas oo keentay in aan manta barano taariikh nololeed kisii. ka akhriso halakn taariikhdiiso dhan> Taariikhda Ahmed Cali Cigaal

Taariikh Nololeedka Maxamed Ahmed Kuluc
  • By: Maxamed C/laahi cali Tiriig(wiilwaal)

Maxamed Ahmed Kuluc waa fanaanka ugu heesaha badan kana noola maanta fananiiti hore Maxamed ahmed waa fanaanka somali oo dhani wada taqaan oo ay kuwa maanta qaarkoodna ku garadsadeen isagoo heesaya hada rabto taariikhda maxamed ahmed halakan ka akhriso>Taariikhda Maxamed Ahmed Kuluc

Taariikh Nololeedkii Khadra Daahir Cige
  • By: Maxamed c/laahi Cali Tiriig(wiiwaal)

Khara daahir waxay biloowday fanka iyadoo dhigata iskuulka fasaladiise dhexe ee magalda hargaysa waxay markii danbe noqotay lama celiyaan cod ilaahay siiyey iyo joog wanagsan wax badan hadad rabto inaad ka sii ogaato Khadra halakan ka akhriso> Taariikhdakha dradaahir

Taariikh nololeedka Xaliima Khaliif Magool
  • By: Maxamed c/laahi Cali Tiriig(wiilwaal)

Magool Waxay ahayd boqorada codka ee faaniinta  somaliyeed gaar ahaan xaga dumarka waxay kaloo ahayd fanaand ku heesta luuqadaha  qalaad waxay ahayd fanka hooyadiis taariikhiida Xalima Khaliif magool hakana ka akhriso>Taariikhda Xalima Khaliif Magool

Taariikhda Maryan Mursal
  • By: Maxamed C/laahi Cali Tiriig(wiilwaal)

Maryan waxay ka mid tahay fanaaninta aad ka u soo waday fanaka waxayna ahayd gabadha ugu saraysa gabadha heesa maryan waxaa lagu nanaysaa boqorada fanka bariga galbeed. Taariikhda Maryan Mursal

Taariikh nololeedkii Xalima Nuur Fatoosh
  • By: Maxamed C/laahi cali Tiriig(wiilwaal)

Xalima waxay ku dhala tay magalada jig jiga wax ka qayb gashay hoboladii wabari ee fananata aha somaliyana ugua magaca dheera waxay xalim ahayd gabadhii ugu horaysya ee tunta qalbka muusiga ahan fananda heesta halakan ka ka akhriso  taariikhda Fatoosh

Taariikh Nololeedka Kansi Xaaji Aadan (Caaqaarta)
  • By: Maxamed C/laahi Cali Tiriig(wiilwaal)

Kinsi xaaji aadan waxay ka mid tahay gabadha codkooda lagu mataalo geenyada waxay bilowday fanka iyadoo yar waxayan ka mid ahayd hoboladii waaberi waxay samaysay riwayado badan hada rabto taariikhdeeda halakan ka akhriso>Taariikhda Kinsi Xaaji Aadan

Taariikh Nololeedka Salaad Maxamed Derbi
  • By: Maxamed C/laahi Cali Tiriig(wiilwaal)

Salaad maxamed wuxuu ahaa nin ku bilaabay fanka yaraan isagoon aabihii iyo hooyadiiba ku darin wax badan hada rabto inaad ka ogaato halakan ka akhriso taariikh dii oo dhan Taariikhda salaad derbi

Taariikhda Fanaan c/qaadir sanka  
  • By: Maxamed C/laahi Cali Tiriig(wiilwaal)

sanka wuxuu ka mid ahaa kooxdii iftin wuxuu heeso badan la qaday marayan sanbaluul wuxuu ku geeriyoday afgooye alla naxariistii jana h aka warabiyo taariikhii faneedkiisa oo dhan halkan ka akhriso sanka

Taariikhda Fanaaninta
  • By: Maxamed C/laahi Cali Tiriig(wiilwaal)

 

 

 

sanaaglandfanka.jpg
 
 

sanaaglandhome.jpg

dhibtafanka.jpg

Zeynab Xaaji Cali Baxsan Duruufta ayaa igu keliftay in aan shaah iibiyo

Fanaankii caanka ahaa Cabduqaadir Shiikh Cali Sanka oo geeriyoodey

Labada lugood ayaa xabad ka dhacday Binti Cumar gacal

maxaacusub.jpg

waraysi lala yeeshay Cabdi tahliil warsame halkanka akhriso

waraysi laga qaday fanaanda caasho cabdow halka ka akhriso

soo dhawayntii Prof. Salim caliyow

saado cali oo ka tuntay reer Oslo ciidi.

Saynab Maxamed Xaaji Laba Dhagax oo si wayn looga soo dhaweeyey Belgium

Fanaanad Maryan Mursal oo si heersareysa loogu soo dhaweeyey Oslo

Xuska Sanadguuradii 9aad ee ka soo wareegatay geeridii Elman Cali Axmed

sawirkafaniinta.jpg

boogaheeso.jpg

boogaheeso2.jpg

abawanada.jpg

suuganta.jpg

sawiradafananitashowyada.jpg

somalivideo.jpg

americanmusic.jpg

sanaaglandhome.jpg

Enter supporting content here

By Maxamed C/laahi cali Tiriig
copy-2005 by sanaagland